Faysal Cali Waraabe: “Xoog iyo xeelad mid ay ahaataba Waa inaan soo celinaa Laascaanod”

Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka UCID Faysal Cali Waraabe ayaa Maamulka iyo shacabka Somaliland ugu baaqay in loo diyaaro garoobo sidii Laascaanood dib loogu celin lahaa gacanta Somaliland xoog iyo xeelad mid ay ahaataba. Isagoo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa xili uu kasoo laabtay safar dibadeed ayuu Faysal Cali Waraabe sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay … Continue reading Faysal Cali Waraabe: “Xoog iyo xeelad mid ay ahaataba Waa inaan soo celinaa Laascaanod”